wiilka firimbiga oo la daaweyey

0
Thursday December 17, 2009 - 07:52:43 in Recent Stories by Super Admin
  • Visits: 2530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    wiilka firimbiga oo la daaweyey

    Wiilka Firimbiga liqay oo la soo daaweyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilka Firimbiga liqay oo la soo daaweyey

Maxamed Muhudiin Yabarow wuxuu liqay firinbi caag ah isaga oo ispitalka jiifay 72 habeen balse la ogaaday in firinbigii uu caloosha ka hoos marey  isla markaana dadaal ay wada galeen Samafale Cabdi Muuse Maaxaay +cogwo+iyo qaar ka mid ah jaaliyadaha dibada ayaa ugu danbeyntii lagu guuleystay in maanta laga duuliyo dalka ugaandha halkaasi oo dib loogu soo celin doono kanya magaalada Nairobi si loo geeyo dhaqtar halkaasi loogu diyariyey .

Mr Maaxaay ayaa waxuu nasiib u yeeshay inuu soo boodo dhamaan dadka xanuunsan ee ku jira isbitaalada dalka Nairobi waxaana booqashadaas wehliyaan Abia Isse iyo asxaab kale.

Waxaa halkaa Mahad celin ka jeediyey dhamaan dadkii halkaa joogey oo ka mahad celiyeen wax qabadaka dadka Somaliyeed ee wax ka wada barnaamijkaan.

Haddaba hadii aad doonaysid inaad ka qayb qaadatid barnaamikaan fadlan ku soo dir deeqdaada Shirkada Dahabshiil account number. HRG-D-15315.

Una sheeg inaad u diraysid Somali health care foundation account number HRG-D15315. waxbana lagu ma saararn karo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somali American Healthcare Foundation (SOMCare) is a Not For Profit Organization that is devoted to bringing life saving medical care to the most vulnerable people and medically challenging cases in Somalia.

SOMCARE began its work in 2006 with the heart touching incident of a 7-year-old Somali girl that raped and left both physically and psychologically devastated and with no access to medical care. Abdi Maahaay (Founder and Executive Director of SOMCare) and his wife Sahra were touched by this news; they immediately took action by contacting people and organizations around Minnesota. 

READ MORE ABOUT MAAXAAY FOUNDATION!  

PHOTO GALLERY