Binti Jaylaani maanta waa Advocate

0
Monday January 04, 2010 - 20:29:00 in Community Listing by Super Admin
  • Visits: 4006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Binti Jaylaani maanta waa Advocate

    Binti Jaylaain oo ka hadlaysa Xaflad Dhaqaalo Aruurin ah ee ka dhacday Ohio

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Binti Jaylaain oo ka hadlaysa Xaflad Dhaqaalo Aruurin ah ee ka dhacday Ohio

Binti Jaylaani waxay ahayd gabar Somaliyeed http://www.dayniile.com/september/29september10.htm ku dhibaataysan Magaalada Owdheegle ee Afgooye. Jaylaani waxuu ahaa Aabaha dhaley Binti oo ahaa nin wax bartey oo Macalin ka ahaa dadla Somaliyeed ( Xataa waxuu Macalin u ahaa Abdi Bile Abdi Ordaaga Caanka ee Somaaliyeed)

Binti Jaylaani maanta waxay dhigataa iskuul, way fiican tahay waxayna ka mid tahay dadka u dooda dadka dhibaataysan ee jooga Somaliya.

Runtii ma aanan qabteen arinkaan hadii adigu aadan qayb ka aheen, waadna mahad san tihiin caawinaada aad igu caawiseen.

Hadii aad doonaysid inaad ka qayb qaadatid barnaamijkaan fadlan la xariir Caabiyo Ciise 612-298-1044 ama waxaad deeqdaada gayn kartaa Dahabshiil adigoo ku shubaayo sanduuqa deeqda HRG-D-15315. Una sheeg Ururka American Somali health care foundation in lagu shubo deeqdaada. Hana yaraysan deeqdaada $1 wax ayuu badeli karaa.

Refrence: Qayb ka mid ah barnaamijkaan waxaan ka soo qaadanay Dayniile.com

http://www.dayniile.com/

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somali American Healthcare Foundation (SOMCare) is a Not For Profit Organization that is devoted to bringing life saving medical care to the most vulnerable people and medically challenging cases in Somalia.

SOMCARE began its work in 2006 with the heart touching incident of a 7-year-old Somali girl that raped and left both physically and psychologically devastated and with no access to medical care. Abdi Maahaay (Founder and Executive Director of SOMCare) and his wife Sahra were touched by this news; they immediately took action by contacting people and organizations around Minnesota. 

READ MORE ABOUT MAAXAAY FOUNDATION!  

PHOTO GALLERY