Video Updates
Daawo Waxqabadka SOMCARE
DAAWO (Riix halkaan) Wax qabadkii Maaxaay iyo Asxaabtiisa Daawo oo nala damqo Fadlan hadiii aad daawatey ugu deeq walaalahaa waxii aad kari karto, islma markaa u sheeg ama gaarsii Walaalaha kale inay daawadaan la xariir ( Maaxaay@gmail.com)


SOMCARE oo caawisay Caasha
Caasha oo lagu guuleystay in buradii afka uga taalay laga qalo oo afkeedu sidiisii hore dib ugu soo noqdo

