Abdisalaan Harari iyo Dayib Sheikh oo Kaalin wayn ka qaatey Barnaamijka lagu qabtey London
Waxaa ka dhacdey magaalada london Xaflad loo soo agaasimay si heer sare oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaliyeed ee degan Magaalada London.
Waxaa xaflaadaan soo agaasimey Jaaliyada London oo si aad iyo aad u soo dhaweeyey Abdi Muse Maaxaay.
Waxaa kaalin wayn ka qaatey Madaxa Universal TV Dayib Sheikh iyo Abdisalaan Harari iy Masuuliyiinka Universal TV oo ka mid yahay Eng Ahmed.
Runtii waxaa kaloo ka qayb qaatey barnaamijkaas Fanaan Wayn oo soo alifey areyo uu lagu qashuuco oo turjumaayo dhibaatooyinka dadka Somaliyeed Haysta.
Madaxa Universal TV ee North America Dayib Sheikh ayaa waxuu ka dhawaajiyey in Univesal TV ay noqonayso Sponsar of Haydaan American Somali health Care foundation.